UK oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Howlgalka ATMIS ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) – Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 7.5 milyan oo gini oo lagu maalgelinayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xili la filayo in lasoo afjaro bisha December ee sanadkan. Lacagtan taageerada dhaqaale ee UK ay siisay ATMIS iyo …